
Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilka la wareegay
Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa xilka u kala Wareejiyey Agaasimaha cusub ee Waaxda Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ahna Afhayeenka Xukuumadda Cabdinaasir Axmed Bas









