
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Daahfuray Shir-Sannadeedka Labaad ee isku-dubbaridka Adeegyada Bulshada
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si rasmi ah u furay Shir-Sannadeedka Labaad ee Isku-dubbaridka...







