
Xaalado Cusub Oo COVID19 Ah Ayaa Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Ugu Dambeeyay
Muqdisho; Khamiis, May 14, 2020 —-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah, 5 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo hal b




