
Dowladda Iyo Saaxiibbada Caalamka Oo Shir Heerkiisu Sarreeyo Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, April 29, 2020— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, i




