Dhuusamareeb, Nofeembar 17, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen ayaa booqasho dhiirigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug. Taliska Ciidanka Xoogga dalka
June 13, 2026