𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, 𝗠𝗮𝗮𝗷𝗼 𝟮𝟵, 𝟮𝟬𝟮𝟯– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada oo ka soo kicitamay magaalada Laasca
June 13, 2026