𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 , 𝟯𝟭 , 𝗝𝘂𝗹𝘆 , 𝟮𝟬𝟮𝟯 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Q.M.
June 13, 2026