Muqdisho; Talaado, May 05, 2020 —-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir , Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland , laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah.
June 13, 2026