Muqdisho; Axad, Deseembar 30, 2018 —Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha u
June 13, 2026