
Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay Horumarinta Ganacsiga Iyo Maalgashiga Dalka
Muqdisho; Axad, Feberaayo 10, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo maanta lagu qabtay wasaaradda ganacs










