
Xukuumadda Oo Meel Marisay Istaraatiijiyadda Iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka
Muqdisho; Khamiis, Maarso 21, 2019 –Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu ansixyay Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka oo ay soo diyaaris










