
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka
Washington; Arbaco , April 10, 2019 –Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Ra










