
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Saldhigga Booliiska Xamar Weyne
Muqdisho; Talaado, April 30, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta wasaaradda maaliyadda iyo saldhigga booliiska degmada Xamar Weyn










