
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirarka Tubaha Amniga Iyo Siyaasadda Loo Dhanyahay
Muqdisho; Isniin, Deseembar 10, 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirarka toddobaadlaha ah ee Tubta Amniga iyo Caddaalada iyo Tubta siyaasada lo










