
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud Ee Midawga Afrika
Muqdisho, Nofeembar 17, 2018 – Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis










