
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir
Muqdisho, September 16, 2018— Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali khayre, oo maanta kormeer ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha gobalka, ku-xi









