
Hoggaanka Dalka Oo Caddeeyay In Laga Soo Gudbay Xilligii Ajaanibtu Ay Dhex-dhexaadin Jireen Madaxda Dalka
Muqdisho, September 17, 2018– Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in hoggaanka dalku uu diyaar u yahay in la xalliyo tabashooyinka siyaasadeed, isaga oo caddeeyay i









