
War
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Khudbad Muhiim ah ka jeediyay kulankii Fagaaraha Dhaqaalaha Caalamka ee 2018
MUQDISHO —Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland ayaa kaga qeyb galaya shirka Dhaqaalaha Adduunka oo socday Muddo 3 maalin ah. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caala