
R/wasaare Khayre oo ka qeybgalay kulan Casho sharaf ah oo uu Guddoomiyaha gobolka Benaadir u sameeyey Madaxda Dawlad Gobolleedyada dalka
MUQDISHO —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa casho sharaf u sameeyey madaxda dawlad gobolleedyada dalka. Waxana sidoo kale ka qeyb galay Ra’ii





