
Xukuumada Soomaaliya oo ku guuleysatay talaabadii ugu horeysay qorshaha deymaha looga cafinayo
MUQDISHO —Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay saddexdii bilood ee sanadkan 2018 ugu horeysay inay soo xareyso dakhli gaaraya 42.5 milyan oo dollar, taasoo qayb ka ah fulinta Qorshaha deymaha looga cafinayo. Waxay tal










