
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maamulka Bangiga Dhexe Iyo Wasiirka Maaliyadda Kala Hadlay Dardar-gelinta Dib-u-hagaajinta iyo Horumarinta Hannaanka Maaliyadda
Muqdisho, October 07, 2018 –Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka bangiga iyo wasiirka maaliyadda xukuummadd










