
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kormeeray Xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer uu ku qiimeynayo hawlaha muhiimka ah ee shacabka Soomaaliyeed u heyso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, ku tagay xarunta










