
Golaha Wasiirada oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka lagu geysto
Muqdisho, Khamiis, 21 Agoosto 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka Soomaaliya, oo ay










