
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho, Talaado, 08 Luulyo 2025:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay boqollaal ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda, ayaa k










