
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad oo iska diiwaan galiyey degmada Hodan
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labaad Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa booqasho ku tagay degmada Hodan ee Banaadir, si uu u qaato kaarka diiwaangalinta doorashada










