
Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay xuska todobaadka Dhallinyarada Turkiga iyo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo galabta ka qeyb galay xuska maalinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdis










