
Ra’iisul Wasaare Xamsa “dalkeennu wuxuu leeyahay dhul aad u balaaran oo ku fiican waxsoo-saarka beeraha iyo waliba wabiyo looga faa’iidaysan karo waraabka beeraha”
Muqdisho, 16 Oktoobar 2024:–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bulshadeennu baahi wayn u qabaan aqoonta iyo cilmiga waxsoo-saarka beeraha, isaga o










