
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyey geerida Senetor Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)
Muqdisho, Talaado. 03 Diseembar 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee, Marxuum Sene










