
Ra’iisul Wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac oo maanta daah-furay qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay Qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga ee shanta sano ee soo socota ee ku aaddan amniga iyo xasilloo










