
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Munaasabadda Aasaaskooda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabadda 55-guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa hambalyo u










