
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeesheen EAC iyo SADC
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta









