
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay dhismah Garoonka diyaaradaha Magaalada Laascaanood iyo Mashaariic kale
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdiye), ayaa dhagax dhigay Mashaariic horumarine










