
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa bilaabay kulamo muhiim ah oo uu kula xisaabtamayo Wasaaradaha dalka
𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 , 𝗝𝘂𝘂𝗻 𝟬𝟱 , 𝟮𝟬𝟮𝟯 ——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha, si uu ugula










