
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho, October 25, 2022—— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiis










