
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay aqoonyahanka iyo bahda jaamcadaha dalka inay qeyb ka qaataan dib-u-xureynta dalka
Muqdisho, Sibteembar 22, 2022- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ee aasaaska Jaamacadda Muqdisho, ayaa ku d










