
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka, David Beasley iyo xubno ka tirsan hey’addiisa. David B










