
Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo ku aadan 26-ka juun u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho, Juun 26, 2022– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada waqooyi e










