
R/Wasaare Rooble oo suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ammaanay kaalinta muhiimka









