
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ganacsatada Soomaaliyeed kala hadlay gurmad loo fidiyo ganacsatada suuqa weyn ee Hargeysa.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii ku xoolo beelay dabkii weynaa ee baabi’iyay suuqa weyn ee H










