
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Haweenka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey 8da Maarso
Munaasabadda 08 Maarso ee Maalinta Haweenka Caalamka Awgeed, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Eng. Maxamed Xuseen Roble iyo Marwada Ra’iisal Wasaaraha Marwo Hodan Ali waxa ay hambalyo iyo bogaadi










