
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay xubno ka socday Warbaahinta dalka
Muqdisho, Luuliyo 26, 2022;- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo latashiyo ku saabsan dhismaha xukuumadda la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, ayaa maanta qa










