
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani uga mahadceliyey taageerada ay siiyaan Soomaaliya
Doha, October 05, 2021– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta kulan la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al










