
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay u istaagaan samata-bixinta dadkeenna la dhibaateysan Abaaraha dalka
Muqdisho, Nofeembar 20, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo daahfuray Bangiga cusub ee My Bank oo ka mid ah bangiyadda gaarka loo leeyahay ee magaalada Muqdisho ayaa u










