
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Kulan Looga Tashanayay Isu-diyaarinta Howl-gallo Lagu Xoreynayo Deeggannada Argagaxisadu Dalka Uga Sugantahay
Muqdisho, Talaado, Feberaayo 18, 2020 —Kulan looga hadlay isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo lagu xoreynayo deegaannada kooxaha argagaxisadu ay shacabka Soomaaliyeed ku dhibaateeyaan, ayaa maanta lagu qabtay xarunta










