
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta Ka Qayb Galay Madasha Qaxootiga Adduunka Ee Ka Socota Geneva
Geneva, Talaado, Deseembar 17, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray Switzerland ayaa maanta magaalada Geneva uga qayb galay madasha qaxootiga adduunka oo lo










