
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Oo Masar Uga Qayb Galay Furitaanka Madasha Nabadda Iyo Horumarka Waara
Aswan, Arbaco, Deseembar 11, 2019 — Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Aswan ee dalka Masar uga qayb galay furitaanka madasha Aswan ee nabad










