
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay ku Tala Galka Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2020
Muqdisho, Khamiis, Aktoobar 31, 2019 —Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $459.5 Milyan. Kororka ku yimid miisaaniyadda 2020, bada










