
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington
Muqdisho, Isniin, October 21, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kadib markii uu Washington u










