
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hubinta Iyo Tirakoobka Shaqaalaha Dowladda Iyo Xeer Nidaamiyaha Machadka Caafimaadka Dalka
Muqdisho, Khamiis, October 10, 2019 — Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo xeer nidaamiyaha mac










