
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo La Qarameynayo Loona Diyaarinayo Xoreynta Deegaannada Argagaxisadu Uga Sugantahay Bakool
Xudur, Bakool, Arbaco, September 11, 2019 —-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur, Ci










